Ku saabsan Direct

Waayo Direct?

Direct waa adeeg ku jira dhijital oo furan, bixineysa waxyaalo maqal iyo muuqaal tayo leh xagga Raadiyaha, TV-ga, iyo isticmaalka dhijitalka. Seydkan waxaa gaar ahaan loogu talogalay in la gaadho taaabacsanayaasha Baahinta iyo la wadaagayaasha dhijitalka ee Guddiga Guddoomiyayaasha Baahintai (BBG). Shabakadaha caalamiga ee BBG-da waxaa ku jira Codka Ameerika (VOA), Raadiyaha Xorta ah ee Yurub/Raadiyaha Xorriyadda (RFE/RL), Raadiyaha Xorta ee Aasiya (RFA), Radiye iyo TV Martí iyo Qaybta Shabakadaha Baahinta Bariga Dhexe (MBN) kana kooban Alhurra iyo Radiyo Sawa.

Raadiyo la diiwaangeliyey iyo TV raacsanayaal iyaoo la wadaagayaasha dhijitalka ahi ay ka heli karaan kana isticmaali karaan waxa ku jira si dhaqsa ah xagga Direct si ay u ballaadhiyaan barnaamijyadooda si lacag la’aan ah. Shandhooyin ayaa kuu suurta gelinaaya inaad si dhaqsa ah u hesho wixii ku jira adigoo soo xadeynaya raadintaada xagga nooca ku jira (maqal ama muuqaal, luqado, taariikh, iyo adeegga baahinta. Waad raadin kartaa, arki kartaa, adigoo lasoo degaaya Web iyo tayada codka baahinta iyo baakadaha muuqaalka xagga kombiyuurtarkaaga miiska ama xagga aaladaha moobilka ah.

Si aad u bilowdo raadinta, soo dejinta, iyo isticmaalidda waxyaalaha ku jira, la saxiixo Direct Halkan.

You must be an approved affiliate in order to download our content.

Diiwaangelinta