Ku saabsan BBG

Guddiga Guddoomiyayaasha Baahinta (BBG) waa labadaba magaca wakaaladda federaalka madaxa bannaan oo maamusha dhammaan Baahinta rayidka ee caalamiga ah ee dalka Mareykanka iyo magaca guddiga maamula kuwaas warbaahineed.

aragtida BBG waa in la wargeliyo, kuna hawl galaan oo lagu xiro dadka adduunka oo dhan iyadoo lagu taageerayo xorriyadda iyo dimoqoraadiyadd. Todobaad kasta, in ka badan 226 milyan oo ah dhegaystayaal, daawadayaasha, iyadoo dadka isticmaala Internet-ka dunida oo dhammi ay shittaan, furtaan, iyagoo gelaaya barnaamijyada Baahinta caalamiga ah ee dalka Mareykanka.

Inkasta oo Guddiga Guddoomiyayaasha Baahinta uu yahya magaca sharci ee la siiyey hay’adda federaalka ee koobaysa dhammaan adeegyada Baahinta caalamiga ah ee dalka Mareykanka, hawl maalmeedka Baahinta waxaa fuliya ashkhaas warfidiyeenno caalamiya: Codka Mareykanka (VOA), Raadiyaha Xorta ah ee Yurub / Raadiyaha Xorriyadda (RFE / RL), Raadiyaha Xorta ah ee Aasiya (RFA), Radiye iyo TV Martí iyo Alhurra, Radiyaha Sawa, iyadoo ay kaalmo ka helayaan Xaffiska Baahinta Caalamiga ah (IBB).