Qoraalka ku Hirashada

Aragtida fog ee Guddiga Guddoomiyayaasha Baahinta (BBG) waa inuu ku wargeliyo, ku xidho oo xiriiriyo dadka adduunka xagga gargaarka xorriyadda iyo dimuqraadiyadda. BBG labadaba waa magaca wakaaladda federaalka madax bannaan oo kor ka eegta dhamaan wixii warbaahin caalami ah ee shicib ah ee dalka Mareykanka iyo magaca guddiga maamusha warbaahinnadaasi.